Kenya oo dalab ku saabsan Soomaaliya u gudbisay Golaha amniga Midowga Afrika

Kenya ayaa mar kale ka hadashay xiisada kala dhaxeysa dowladda Soomaaliya ee sababtay in xiriirkii diblumaasiyadeed loo jaro Nairobi. Kenya ayaa ka sheegtay kalfadhigii Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika inaysan fara-gelin ku heynin arrimaha Soomaaliya, waxbana aysan ka jirin eedeynta Somalia. Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa sidoo kale ka codsatay Golaha inuu ilaaliyo … Continue reading Kenya oo dalab ku saabsan Soomaaliya u gudbisay Golaha amniga Midowga Afrika